Ku soo –dhawaaw Landstinget [Guddi-goboleedka ammuuraha caafimaadka]
Waxaad mar kasta xiriir la yeelan karta Guddi-goboleedka ammuuraha caafimaadka e gobolka Östergötland. Markii aad booqanayso xarumaha daryeel-caafimaadeedka waxaa jiro arrimmo u baahan inaad laf ahaantaada ka fekerto. Taasoo ku suurtagelin doonto helida daryeel-caafimaadeed lagu guulaysto oo heer sare ah.
Maadaama aad tahay qof booqade iyo bukaan-socodka ee xarumaha daryeel-caafimaadeedka waxaad leedahay xuquuq iyo waajibaad. Warbixin arrimahaas ku saabsan iyo warbixin dheeraad ee xiriir la leh daryeel-caafimaadeedka bukaanka ee Guddi-goboleedka ammuuraha caafimaadka ee gobolka Östergötland ka akhriso hoos.